(Sawirro) Waan-waan laga dhex bilaabay Maamulka Somaliland & Mucaaradka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergo is-xil-qaantay oo isugu jira Salaadiin, Cuqaal iyo Culimo Awdiin, maalmihii u danbeeyey ku hawllanaa isu soo jiidka arrimaha siyaasiga ah ee u dhexeeya xukuumadda iyo labada Xisbi Mucaarid. Waxaanu Madaxweynaha  odayaasha dhaqanka iyo culimada is-xil-qaamay ku soo dhaweeyey gacmo-furan, waxaanu u sheegay inuu … Continue reading (Sawirro) Waan-waan laga dhex bilaabay Maamulka Somaliland & Mucaaradka